?> News – Sompetroleum

Tababarka Kahortaga Dabka

Tababarka Kahortaga Dabka   Maamulka shirkada Som Petroleum ayaa ka qaybgaleeyn tababar ku saabsan u diyaar garowga iyo daminta dabka oo loo qabtay mulkilayaasha, maamulka iyo hawlwadeenada kaalmaha shidaalka ee gobolada dalka. Tababarka oo aya maalgalisay shirkada Som Petroleum isla markaana ay fulinayee Ciidanka Dabdamiska Jamhuuriyada Somaliland ayaa waxa uu ka qabsoomay hoolka tababarka ee […]