?> Kubada – Sompetroleum
Team: Maaliyada Burco
Date: Dec 19, 2021
Status: DONE

Kooxda Maaliya Ee Burco

Shirka Sompetroleum Company ayaa waxa aya gudoonsiisay kooxda Maaliya Burco ee gobolka Togdheer agabka kubada oo kala duwan.

Agabkan oo  tiradiisu badnay ayaad ayaa waxa lagu gudoonsiiyaya xarunta guud ee shirkada sompetroleum waxana kamid ahaa laba dharka kubada ah oo midkiiba yahay 48 labis kubado iyo agabyo kale oo kuwa ciyaara ah.

Shirkada ayaa waxa aya u rajaynaysaa in aya heer sare ka gaadhaan koobkan hada ka socoda Berbera iyo guud ahana mustaqbalka. Waxaa ku dhiirigaliyeen in ay guul kasoo hoyaan isla markana ay kor uqaadaan magaca shirkada Sompetroleum Company.

Follow us:
VISION & MISSION STATEMENT

Importing the highest quality Fuel.

Related Projects

Ayaanle Fuel Station

Ayaanle Fuel Station is a new fuel station which was built in the beautiful city of Borama. We constructed Canopy Structural excellent choice for long-term brand recognition.

View details
Ayaanle Fuel Station